Halganka nolosha

 Nolosha ma aha mid toos ah waxay 

Lee dahay kor iyo hoos farxad iyo 

Murugo guul iyo guuldaro laakin 

Qofka guuleysta waa kan aan ka 

Quusan halganka haddii aad riyo 

Lee dahay ha u ogalaan cabsida iyo 

Shakiga inay kaa hor istagaan 

Dadaal joogto ah Samir iyo 

Aaminaad naftaada ah 

Ayaa ah furaha guusha ✅

Maslah Dahir Osman ✍🏽

Comments

Popular posts from this blog

Wixii ku soodhafay ka sooqad wax an Macno laheyn Balse hada qaladadkaada wax ka baro naftaada ixtiraam .