Nolosha ma aha mid toos ah waxay Lee dahay kor iyo hoos farxad iyo Murugo guul iyo guuldaro laakin Qofka guuleysta waa kan aan ka Quusan halganka haddii aad riyo Lee dahay ha u ogalaan cabsida iyo Shakiga inay kaa hor istagaan Dadaal joogto ah Samir iyo Aaminaad naftaada ah Ayaa ah furaha guusha ✅ Maslah Dahir Osman ✍🏽
Comments
Post a Comment